Gabiley Madaxweyne Ku Xigeenka Somaaliland Oo Kormeeray Goobaha Diwaan Galinta

Madaxweyne ku xigeenka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland aya booqasho ku tagay maanta gobolka gabiley halkaas oo aad loogu soo dhaweeyay .