Daawo Muqaal:Taliyaha Ciidanka Booliska Saaxil Oo Ka Hadlay Tuug Ay Soo Qabqabteen Oo Lagu Eedaynayo

Berbera(GNN):-Taliyaha Ciidanka Booliska Saaxil Oo Ka Hadlay Dad Ciidamada Boolisku Tuug Soo Qab-qabteen Oo Lagu Eedaynayo Dhacdooyin Habeenadii U Danbeeyey Ka Dhacayay Berbera. Halkan hoose ka daawo