Daawo-Musharax Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Oo Soo Kormeeray Goobaha Laga Qaadanayo Kaadhadhka Codbixinta Gabiley.

Musharaxa Madaxwayne Ku-xigeen Ee Xisbiga Wadani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Soo Maray Goobaha Ay Ka Socoto Qaadashada Kaadhka Codbixinta Ee Gobolka Gabiley iyo fariinta ay u direen shacabka