Magaalada Hargeysa oo ah caasimada Somaliland ayaa waxa ka jirta wado la’aan baahsan,iyada oo wadooyinka halbowlaha ahna ay ka muuqdaan burbur iyo dayactir la’aan baahsan,waxaana sidoo kale maalinba maalinta ka danbaysa isa soo taraya tirada gaadiidka soo dagaya kuwaas wadooyinka ka dhiga kuwo cidhiidhi ah.