Deg-Deg-Halkan Ka Daawo Qaar Kamida Masuuliyiin Hore Loo Shaaciyey inay ku Biirayaan Xisbiga Waddani Oo Sheegay Inay ka Midyihiin Xisbul Xaakimka Kulmiye.

Gabiley(GNN):-Gudoomiyaha Ganacstada Gobolka Gabiley Cali Xaaji Nuur Cumar,oo Ka mid Ah Ganacsatada gabiley Islamarkaana hore U Ahaa Ragga ugu Cadcad Dhinaca Kaanbaynka ee Xisbiga Kulmiye Wakhtigii ololaha ee Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Mudadaasi Dheerna Ka Tirsanaa Xisbiga Kulmiye Ayaa Caawa Waxba kama jiraan ka Dhigay Warar Iyo Sawiro Xisbiga Waddani Baahiyey Oo Sheegayey in Ganacsadaha Iyo Siyaasiyiin Kale Kusoo biirayaan Xisbiga.Waxaanu Sheegay inaanu Khasaarin Doonin Tacabkii iyo Xoogii uu Soo galiyey Xisbiga Kulmiye Islamarkaana Uu Codkiisa iyo Taageeradiisa La Garab Taagan yahay Musharaxa Wakhti Xaadirkan ee xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi.

Sidoo Kale Waxa Jira Siyaasiyiin Kale Oo iyaguna Sidan Oo kale Uga Tanaasulay Inay ku Biirayaan Xisbiga Waddani .

20139919_1519394224811392_1691168621134614077_n

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan.