Daawo Waraysi Lala Yeeshay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland iyo Nuxurka Qodobo Door Ah Oo Lagu Ganay  

Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa waraysi kulul oo lala yeeshay gudoomiyaha maxkamadda saree e Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali,waxaana laga waraystay qodobo dhawr ah oo khuseeya bahda cadaaladda iyo garsoorka Somaliland.