DAAWO:-]”Xil Ka Qaadisteydii Madaxweynaha Kamay Iman e’ Meel Kale Ayey Ka Timi.”. Ex-Wasiir Cali Xaamu Jibriil oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadistiisii

Ka Qaadisteydii Madaxweynaha Kamay Iman e’ Meel Kale Ayey Ka Timi.”. Ex-Wasiir Cali Xaamu Jibriil oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadistiisii
Saturday July 29, 2017 –

Hargeysa(SM):-Wasiirkii hore ee Xidhiidhka Goleyaasha Somaliland Md.Cali Xaamud Jibriil, ayaa sheegay in xilkii dhawaan laga qaaday aanu ka qaadin Madaxweynahu balse xilkaas ay ka qaadeen xubno kale oo aanu xusin magacyaddooda.

DAAWO, Cali Xaamud Jibriil oo arrimahaas ka hadlaaya,

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992