Gebiiley waxa kasoo bixi jirey aqoonyahanadii, iyo wax garadkii waxa nasiib wanaag ah macalimiinta ugu badan ee maanta hargaysa joogtaa
![]() |
Xilli uu yimi abwaan gaariye gobolka cagaaran ee gebiiley waxa uu ku sheegay inuu, u yiqaano gebiiley, magaaladii timo Cade.haa waa runtii
Gebiileyna waxay dhacdaa aagaga galbeed ee jamhuuriyada somaliland,waana meeshiiย ugu dhaqaalaha badnayd marka laga yimaado Berbera.
Waa dhulkii loo yiqaanay xajka oo siyaasiyiintu kasoo ducaysan jireen,in badanaย waxay soo saari jirtay hogaamiyihiiย uu ka mid ahaa mudane silaanyo.
Gebiiley waxa lahaydย gacoltooyoย iyo kalgacalย iyagaana dadka bari jieyย soo dhawaynta.
Gebiiley waxa kasoo bixi jirey aqoonyahanadii, iyo wax garadkii waxa nasiib wanaag ah macalimiinta ugu badan ee maanta hargaysa joogtaa, ee dadka wax baraa inayย u badanyihiin gebiiley.
Waxaynaย ku fiicanaan jirtay kubada iyo
Ciyaaraha,gebiiley waxay ku dhex taalay labo gebi dhexdood.ama laba dooxood.
Dhawaan iyo gooro horaba waxaan kaย maqlay wax aan hore looga baran,ooย dhacdooyin isku xigxiga ah,mana matalaan kuwa samaynaya booqa iyo waxyaalaha kaleย gobolka,waana arin ay tahay in meel looga soo wada jeedsado laguna cambaareeyo,waxana aan leeyahay gobonimadii aad lahaydeen yaanay ku ciyaarin afartaa ciyaalย mana matalaan cidnaba.
Allahayoow balaayada
Gebiileyda Baal Mari
Salaam
Hamse riraash
*********************************************************************