Halkan Ka Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Dalka Norway iyo Wafti Uu Hogaaminayo oo Soo Kormeeray Goobaha Kaadh Qaadashadu Ka Socoto Ee Gobolka Gabiley.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha Dalka Norway Ee Xisbiga Mucaaridka Ah ee Waddani iyo Siyaasiyiin Kale Oo Ka Tirsan xisbiga Ayaa Kormeer Maanta Kusoo maray  Xisbiga Goobaha Ay Ka Socoto kaadh Qaybinta Gobolka Gabiley iyo Degmooyinka Hoos Yimaada, Sida Gabiley, Wajaale iyo Arabsiyo, Waxaana ujeedka Masuulkan Ka Tirsan Xisbiga Waddani Eng Cali C/laahi Bulxan uu ahaa Sidii Loo Dhiiri galin lahaa Qaadashada in Bulshadu Qaadato Kaadhadhka Codaynta.

Waxaana Masuulkan Booqashada Kusoo Gaadhay Gobolka Gabiley oo uu kasoo Jeedo Si Diiran ugu Soo Dhaweeyey Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee Gobolka iyo Madax Ololaha ee Xisbiga.

uuiikkll gudoomiye

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan oo Faahfaahsan.