Anigoo Ah Xildhibaan Iid Xassan Cabdi Waxaan Halkan Hanbayo Uga Dirayaa Wasiirka cusub ee Madaxweynaha Qaranka Somaliland U Magacaabay Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha,Cilmi Baadhista iyo Tichnology-yada, mudane AXMED XAAAJI DAAHIR CILMI
Waa Masuul Khibradd Iyo Waayo Aragnimo U Leh Shaqada Qaranka iyo U Adeegista Bulshada
Waa Masuul Ku Tilmaaman Sidii Uu Hore ugaga Soo Baxay Wasaaradihii hore ee uu Shaqooyinkan Wasiirnimo kasoo noqday, Sida Wasaarada Warfaafinta Qaranka Somaliland oo uu ahaa Wasiirki ugu Adkaa Dhinaca Maamulka Ee Wasaaradaasi Waxbadan Oo Loo aayeyna Ka Bedelay,
Waa Shaqsi Laga Dhigan Karo Tilmaan iyo Hogaan Himilo Fog.
Sidoo Waxaa La ogyahay Sidii uu Doorka ugu Lahaa Waxqabad Xukuumadii madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin.
Waxaan Ilahay uga Baryayaa Inuu Ku Xilkaa Qaranka Ee Loo magacaabay una Fudaydiyo Masuuliyadaasi Loo igmaday.
W/Q:- Xildhibaan Iid Xassan Cabdi.
Golaha Deegaanka Gabiley.