Gudoomiyayaasha xisbiyada qaranka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” iyo Muuse Biixi Cabdi iyo waliba xoghaye ku xigeenka xisbiga UCID oo goordhawayd warbaahinta si wada jira ula hadlay ayaa fariin baaq ah u direy beelaha ood wadaagta ah ee dirirtu ku dhex marayso deegaanka Dararwayne ee degmada Ceel-afwayn.