Prof Axmed Ismaaciil Samatar Oo Xalay Kulan Aqoon Iswaydaarsi Ah La Qaatay Dhalinyarada Caasimada Hargeysa+Nuxurka Qodobada Uu Ka Hadlay Iyo Su’aalo Ay Dhaliyaradu Waydiiyeen+Muuqaal

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo dhawaan dalka dib ugu soo laabtay ayaa xalay dhalinyarada caasimada Hargeysa waxa uu kulan aqoon is waydaarsi ah Hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa.

Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay qodobo dhawr ah,sidoo kalena dhalinyaradii goobta joogtaya yaa su’aalo waydiisay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Log11