Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyaasha Oo Saaka Si Rasmi Ah U Bilaabmatay Iyo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kormeeray Goobaha Ay Ka Socodaa Qaybinta kaadhadhku

Waxa saaka si rasmi ah gobolada Maroodi-jeex iyo Togdheer uga bilaabmay qaybinta kaadhadhka codbixiyayaasha,waxaana goobaha ay ka socdaan qaybinta kaadhadhku kormeeray madaxwayne ku xigeenka Somaliland iyo guddiga komishanka qaranka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Log11

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992