Wafti Uu Hogaaminaayo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Saaka Hiirtii Hargeysa Ka Baxay Iyo Halka Ay Ku Socdaan.

Hargeisa(GNN):- Wafti uu hogaaminaayo madaxweyne ku xigeenka Somaliland isla markaana
ah ku sii simaha madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa ay saaka hiirtii safar kaga baxeen magaalada Hargeysa .

19665240_466659130347433_9203825797620757401_n-1

Madaxweyne ku xigeenka ayaa safarkiisani waxaa uu yahay mid uu ugu baxay gobalka Hawd taas oo uu ku soo kormeeri doono qaabka ay gobalkaasi uga socoto qaadashada kaadhka cod bixintu

Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa uu ku horeeyey magaalada Salaxley isla markaana waxaa uu u sii dhaafay caasimada gobalka Hawd ee Baligubadle