War Deg Deg Ah Shil Naxdin Badan Oo Sababay Dhimashadda Afar Qof Kana Dhacay Duleedka Barri Ee Hargeisa.

Duleedka Barig Ee Magaalada hargaysa ayaa waxa ka dhacay shil naxdin badan oo galaaftay dhimashadda Afar qof iyo dhaawaca tiro kale Sida ay dad goob joogayaal ahi u xaqiijiyeen hadhwanaagnews.

Labada gaadhi ee isku dhacay oo kala ah gaadhi waraad ah oo ka soo socday dhinaca hargaysa iyo gaadhi nooca biyaha soo dhaamiyo ah ee loo yaqaano booyadda ayaa marayay markii ay isku dhaceen deegaanka haleeya oo bari kaga began magaalada hargaysa .

Sarkaal ka tirsan ciidanka nabad-galiyadda wadooyinka Somaliland ayaa Noo Xaqiijiyey dhimashadda Afarta qof ee ay sababeen labada gaadhi ee isku dhacay.

Dhinaca kale Maydka iyo dhaawac ka dhashay ayaa la keenay cisbitaalka wayn ee magaalada hargaysa kaas
Duleedka Barig Ee Magaalada hargaysa ayaa waxa ka dhacay shil naxdin badan oo galaaftay dhimashadda Afar qof iyo dhaawaca tiro kale Sida ay dad goob joogayaal ahi u xaqiijiyeen hadhwanaagnews. Labada gaadhi ee isku dhacay oo kala ah gaadhi waraad ah oo ka soo socday dhinaca hargaysa iyo gaadhi nooca biyaha soo dhaamiyo ah ee loo yaqaano booyadda ayaa marayay markii ay isku dhaceen deegaanka haleeya oo bari kaga began magaalada hargaysa . Sarkaal ka tirsan ciidanka nabad-galiyadda wadooyinka Somaliland ayaa hadhwanaagnews U Xaqiijiyay dhimashadda Afarta qof ee ay sababeen labada gaadhi ee isku dhacay. Dhinaca kale Maydka iyo dhaawac ka dhashay ayaa la keenay cisbitaalka way nee magaalada hargaysa kaas