Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay shir ka dhacaya Buuhoodle oo laga soo abaabulay magaalada Muqdisho iyo waliba falal ka dhacay Hargeysa oo uu sheegay in dad loo soo qabqabtay.
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadlay Shir Buuhoodle Ka Dhacaya Oo Muqdisho Laga Soo Abaabulay
