Daawo Waraysi Lala Yeeshay Jilayaasha Caanka Ah Ee Sooraan Iyo Jawaan Iyo Riwaayado Qosol Badan Oo Ay Soo Bandhigeen

Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa waraysi lala yeeshay kooxda jilayaasha caanka ah ee Sooran iyo Jawaan,waxaana ay madashii barnaamijka kusoo bandhigeen riwaayado qosol badan.