Daawo-Badi Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Mucaaridka Oo Sheegay In Gudoomiye Ay U Aqoonsan Yihiin Xil Talyanle.

 Xildhibaanadii codka aqlabiyada siiyay Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle ayaa sheegay in Guddoomiyaha xaqa ah ee Golaha Wakiiladu uu yahay Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Talyanle) Sidaana waxay ka sheegeen mar ay goor dhawayd saxaafadda la hadleen.

Hoos ka DAAWO