Daawo: Baalmarka Cadaalad Taliyaha Ciidanka Nabadgelyada Wadooyinka Faysal Xiise Cilmi iyo sida uu ugu eexanayo Xaajiyadda Qaadka

Daawo Taliyaha Ciidanka Nabadgelyada Wadooyinka JSL Faysal Xiise Cilmi oo fulinaya Amarka Madaxweynaha iyo ka Taliyaha Ciidanka Booliska JSL samaynaya inuu u kala eexdo Gawaadhida shacabka Somaliland isaga oo Kuyuu gelinaya gawaadhida ee si wanaagsan u baadhaya, eeg Cadaaladiisa isaga iyo inta Askari ee la socda midna joojin maayo Xaajiyadda Jaadka ee waxba soo wada dhaafaysa. Haddaba Taliyuhu ma haboon tahay inuu is casilo mar haddii Cadaaladiisa Muuqaalka Saabtv laga arkay oo markhaati loo hayo, haddiise uu is casili waayo ma haboon tahay in la eryo gebi ahaantiisa oo da’yar waxbaratay shaqada loo qaato.

Jaad