Daawo Is Afgarada Laga Gaadhay Dugsiyo Waxbarasho Oo  Dawladdu Hore u Xidhay

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa ka noqotay go’aan xayiraad ah oo ay kasoo saartay 7 dugsi waxbarasho oo ku yaala magaalada Hargeysa,waxaana is afgarad buuxa laga gaadhayo qodobadii la isku maandhaafsanaa.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992