Wasaaradda Kaluumaysiga Somaliland Oo Ka Hadashay Shirkad Kaluumaysi Oo Ka Shaqaysata Xeebaha Saylac Masuuliyiinta wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland ayaa ka Hadashay eedaymo loo soo jeediyey shirkad kalluumaysi oo ka shaqaysata xeebaha badda Saylac. : 493