Daawo-“Madaxda Waddani Reero Ayay Caayeen Oo Waxay Yidhaahdeen Sidii Mareexaank Ayay Qandaraasyadda Isugu Laynayaan” Wasiirk Cali Mareexaan

Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland Cali Xasan Maxamed “ Cali Mareexaan” ayaa ka jawaabay hadal uu sheegay in ay yidhaahdeen Saraakiil ka tirsan Xisbiga Waddani.