Daawo-Madaxtooyada Somaliland Oo Beenisay Inay Faro Galin Ku Leedahay Doorashada Shirgudoonka Golaha Wakiilada.

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xuseen Aadan Cige Dayr Ayaa Si Waafiya Uga Hadlay in Xukuumada Somaliland Aaney habayaraatee Wax Farogalin Ah Ku lahayn Doorashada Shirgudoonka Cusub ee Loo Dooranayo Golaha Wakiilada.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan.