Daawo:– Masuuliyiinta Khaatumo Oo Beeniyay In Cali Khaliif Ka Biya-diiday Shirkii Wada Hadalada Ee Somaliland Iyo Khatumo

 Xildhibaan Maxamuud Axmed Yaasin kana mida xildhibaanada maamulka Khaatumo ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in Cali Khaliif Galeydh uu ka baxay shirkii wada hadalada Somaliland iyo Khaatumo, ee ka socday Hutel Safari ee magaalada Hargeysa.

 

Halkan Ka Daawo