Daawo Muuqaal:-Wefti Uu Hogaaminayo Musharax Cirro Oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaano Ka Mid Ah Gobolka Saaxil.

Berbera(GNN):-Daawo Muuqaal:-Wefti Uu Hogaaminayo Musharax Cirro Oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaano Ka Mid Ah Gobolka Saaxil

Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo maanta socdaal ugu baxay goballada Sool iyo Sanaag oo maalmo ka dib ay ka bilaabmayso qaadashadii kaadhka diiwaan-gelinta Doorashada, ayaa si weyn looggu soo dhaweeyey deegaanada Dacar-budh, Abdaal iyo Lafa-ruug iyada oo sida oo kale na ay halkaas ku soo dhaweeyeen wax-garad iyo taageerayaal tira badan oo ku soo biiray Xisbigaasi kuwaasi oo ka soo diga-rogtay Xisbiga KULMIYE.

960px; 640px;” />

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992