Daawo:- Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Dowga Degmadda Sheekh Iyo Khasaaraha Dhimashada Iyo Dhaawaca Ka Dhashay

 Shil gaadhi ayaa  ka dhacay degmadda sheekh ee Gobolka Saaxil waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac halka gaadhigiina xidhay isku socodka waddada baabuurta marisay

 

Halkan Hoose Ka Daawo:-

error: Content is protected !!