Daawo-Waraysigii ugu Xiisaha Badnaa Oo Laga Qaaday Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin.

Wareysi dhincayo badan oo lagula yeeshay gudoomiye xigeenka 1aad ee Xibiga Kulmiye ayaa uu kaga jawaabay su’aalo bukshada aad u dhexyaal iyo arimo la isla dhexmarayo oo ay ka mid yihiin caafimaadka madaxweynaha.

Halkan hoose ka daawo wareysiga oo ay dadweynuhu sidoo kale su’aalo ku darsadeen.