Daawo-Wasiirkii Hore Ee Macdanta Iyo Biyaha Xukuumadii Daahir Riyaale Oo Shaaciyay In Uu ka Baxay Xisbiga Waddani Iyo Sobobaha.

Hargeisa(GNN):-Wasiirkii Hore Wasaarada Macdanta iyo biyaha Ee Xukuumadii Dahir Riyaale Mudane Cismaan Sheekh Cabdi oo mudooyinkii danbe kamid ahaa xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa shaaciyay in uu ka baxay xisbiga wadani sidoo kale eedo u jeediyay Murashaxa xisbiga ,