DAAWO;Wakhtiga Uu Gudoomiye Ciro Wareejinayo Xilka Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo La Shaaciyay Shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland waxa ay shaaca ka qaadeen maanta wakhtiga uu gudoomiye Cirro dhiibayo istaqaaladii uu xilkaga gudoomiyaha Wakiilada iskaga casilayey. Gudooomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada iyo xoghayaha golaha wakiilada ayaa arrinkan ka hadlay,sidoo kalena labadan masuul waxay akhriyeen warqad kasoo baxday gudoomiye Cirro. : 250