Deg-Deg-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In Madaxweyne Ku Xigeenku Saxeexii Ka Joojiyey 25 Agaasime Guud.

Hargeisa(GNN):-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xuseen Aadan cige Dayr Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Aqalka Madaxtooyada Somaliland Ayaa Si Faahfaahsan uga Hadlay Warar Maalmahan ugu Danbeeyey Lagu Baahiyey Warbaahinta Oo Sheegay In Ku Simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland uu Saxeexii Ka Joojiyey 25 Agaasimayaal Guud Oo Hay’adaha Dawlada Ah.

Halka Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Warkan.