DEGDEG DAGAAL DHIMASHO IYO DHAAWACBA SABABAY OO BUUHOODLE. KA DHACAY OO ULAA HADA SOCDA.

Dagaal ba an ayaa. Subaxii saaka ahaa ka dhacay magaalada buuheedle Dagaalkan. Oo dhex maray Laba. Beelood oo walaalo ah. Dagaalkan ayaa. Ilaa hada Ka socda Badhtamaha magaalada. Buuhoodle isla markaana sababay Dhimasho badan iyo dhaawac aad u tiro badan. Dagaalkan oo ila hada Socda

tmp_15552-BREAKINGNEWS1433859319

Dagaalkan Oo Saaka Subaxii ka dhacay magaalada buuhoodle Oo dhex maray laba beelood Oo walaalo ah. Ayaa ka bilaamay Utun hore. Oo bishii Dhawayd ee aynu soo dhaafnay Nin Gacan ku dhiigle ahaa Oo laga sii daayay Xabsiguu ku xidhnaa ayaa Beeshii. Uu ka soo jeeday ninkii uu Dilay Gacan ku dhiiglahani la sii daayay Ay Weerar Ku soo qaadeen. Beeshii uu ka soo jeeday Gacan ku dhiigluhu Isla markaana Badhtamaha Suuqa Buuhuudle Rasaastu Xaradh Beeshay Oo. Dhimasho iyo dhaawac badanba Sababay Sida Aanu. Khadka telefanka. Nalaga soo sheegaayo Hada ayaa Lagu soo waramayaa in ay wali Xabadu ka socoto Badhtamaha magaaladaasi. Buuhoodle
Guntii Iyo gaba gabadii Dagaalkan Ayaa Lagu soo waramayaa In Imikadaa. Oo salaadii casar ah. Lakala guranaayo Maydka iyo dhaawacaba.

Wixii war ah ee intaa ka soo kordha Kala soco shabakada GNN