“Farmaajo Waxaad Moodaa Inuu Wali Joogo Sanadihii 60-kii Ilaa 80-kii Caqliyadiisa Hadda Jirta,…”Xildhibaan Naasir Cali Shire

Xildhibaan Naasir Cali Shire oo kamid ah golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay doorashadii shalay ka dhacday golaha wakiilada ee lagu doortay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha,isaga oo sidoo kalena duray madaxwaynaha Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.