Golaha Wakiilada Somaliland Oo Guda Galay Xalinta Khilaafkii Ka Dhex Qarxay Golaha Wakiilada Iyo Labadii Murrashax Ee Ku

Hargeisa(GNN):-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u guda galay xalinta khilaafkii soo kala dhex galay golaha Wakiilada Somaliland ee ka qarxay doorashadii golaha ka dhacday.
Waxaana si wada jira warbaahinta ula hadlay maanta labadii murrashax ee gudoomiyaha golaha ku tartamayay ee Baashe Maxamed Faarax iyo Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud “Talyanle” iyo waliba gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland Cali Yuusuf.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka