Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Wali Ku Dhici Kari La, In Ay Fuliyaan Go,Aamo Ay Hore U Gaadheen Iyo Kulmiye Iyo Waddani Oo.

Gudida Doorashooyinka Somaliland ayaa tahli kari la, in ay wax ka qabato xisbiyadda Kulmiye iyo Waddani oo si ka baxsan xeerkii ay soo saareen komishanka doorashooyinka Somaliland u dhaqmay kuwaas oo mar kale xiliga diiwaan galinta lagu jiro gaar ahaa Gobolada Sanaag iyo Sool ka bilaabay Kaambay iyo Olole siyaasadeed.

Dhawaan ayay ahayd markii la Ganaaxay labadasi xisbi bale dhag jalaq uma siin waxaan meesha ka baxday in komishanka doorashooyinka ay ka baqdaan xisbiyaddu,

Xisbiyadda Kulmiye Iyo Waddani ayaa loolan adag kaga dhexeeyaa labada Gobol ee Sool IYO Sanaag wallow uu yahay mid deegaan cirro ku abtirsand.

Komishan doorashadda ayaa looga fadhiyaa halka  aywax mariyaan iyo siday ula dhaqmaan dadkooda.