Sumalow Darbane – Heestii laga mamnuucay Radio Hargeysa wakhtigii Ololaha Doorashada

Heestan waxa codkooda macaan ku qaada labada fanaanad ee kala ah Ubax Daahir iyo Sahra Ileys. Hees qaali ah iyo abwaan Axmed Aw-geedi erayadiisii.
Waa hees uu abwaanku curiyey 2005-kii. Ka dib waxa heestan loo fasirtey siyaabo kala duwan oo waxaaba markii dambe laga mamnuucey inay ka baxdo Radio Hargeysa.

Haddaba Doorashadan soo socota ma dhici doontaa in hees sidan oo kale loo fasirto soo baxdo? Bal nala daawada heestii Sumalyahow Darbani.