Warsaxafadeed ay soo saartay sharikadda Diyaaradaha ee Flydubai kuna saabsan falkii ka dhacay madaaraka caasimadda Somaliland Hargaysa.

Qoraal uu soo saaray Afhayeenka flydubai

Qoraal uu soo saaray Afhayeenka flydubai / [ENGLISH] Statement by Spokesperson of flydubai

News Release – APO

Content is also available in ENGLISH.

flydubai

WAR SAXAAFADEED

Qoraal uu soo saaray Afhayeenka flydubai

Waxaa mudnaanta kowaad aanu siinaa badbaadada rakaabkaayaga iyo shaqaalahaayaga waana in shaqaalahaayaga iyo rakaabkaayagaba si xushmad leh loola dhaqmaa

HARGEISA, Somaliland, 25 Ogost, 2017/ — Waxaanu la soconaa maanta xaalada ka abuurantan gudaha duulimaadka flydubai (www.flydubai.com) ee FZ660, 25 August ee Hargeisa ilaa Dubai ahaa.

Gabadh rakaab ahayd ayaa diiday inay fadhiisato kursigii ay siiyeen shaqaalahaayaga diyaarada ee tobobaran taas oo diiday inay raacdo diyaaraad oo ay tagto Dubai oo ay ku socotay kana hadhay.

Waxaa mudnaanta kowaad aanu siinaa badbaadada rakaabkaayaga iyo shaqaalahaayaga waana in shaqaalahaayaga iyo rakaabkaayagaba si xushmad leh loola dhaqmaa.

Waxaanu ka raali galinaynaa dhamaan rakaabkii saarnaa diyaarada wixii uga yimid dib u dhicii ku yimid duulimaadka.

Waxaanu wadnaa baadhitaan dhamaan cidii ku lugta lahayd.

Duulimaadka lambarkiisu yahay FZ662 oo Hargeysa ilaa DXB ah

Waxa uu dib u dhacay isugayn 1 saac iyo 39 daqiiqo