Daawo:- Marwo Faadumo Siciid Ibraahim Oo Ka Hadashay In Ay Iska Casilayso Xisbiga Waddani Fariina U Dirtay Wasiirka Maaliyadda.

Marwo Faadumo Siciid Ibraahim oo ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa beenisay warar sheegaya inay Iska casilayso Xisbigaasi.

Dhinaca kale waxay dhaliishay sidda ay Wasiirka Maaliyadda Somaliland wax ugu qaban wayday dhakhaalaha dalka ee hoos u sii socda

Halkan ka Daawo:-