Daawo-Gabiley Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Deeq Lacageed Gaadhsiisay Cusbitaalka Magaaladaasi.

Gabiley(GNN):-Daawo-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somamaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa maanta deeq Lacageed ku wareejisay Cisbitaallada Gabiley iyo Wajaale. munaasibad lagu qabtay Magaaada Gabiley ay ka qayb-galeen Masuuliyiinta Cisbitaalka Dhimirka iyo maamulka degmada Gabiley.

Lacagtan ay wasiirka Maaliyadu ku wareejisay Maamulka Cisbitaalka Dhimirka uu qadarkeedu dhamaa 10,000 toban kun oo Dollar.

Maayirka Degmada Gabiley iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb-galay xaflada wareejinta lacagtaas, waxaana hadallo ay halkaa ka jeediyeen uga mahad-naqeen Wasiirka maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan