Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Shahaado Abaal Marin ah Gudoonsiyey Xoghayaha Fulinta Ee Dawlada Hoose Hargeysa.

Hargeisa(GNN):-Daawo: Madaxweynaha Somaliland Ayaa Shahaado Abaal Marin ah Gudoonsiyey Xoghayaha Fulinta Ee Dawlada Hoose Hargeysa. Mudane Cali Xassan Cawaale Waxaana Madaxweynuhu Ku Dhiiri Galiyey Talaabooyinka Horumarineed iyo Qorsheyaasha Cusub ee Mudadii Koobnayd ee Uu Xilka Hayey Ku Talaabsaday.

Hargeisa Somaliland

Gabiley News Network