Daawo-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Uu Kaga Hadlay Qodobo Xasaasi Ah Ka Jeediyay Xafladii Qalin-Jabinta Dugsiyada SALAAMA .

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Uu Kaga Hadlay Qodobo Xasaasi Ah Ka Jeediyay Xafladii Qalin-Jabinta Dugsiyada SALAAMA . “ Maanta Waxaa Ordayaa Oo Tartamayaa Beelo, shalay Ayuu Suldan Xasan Reer Borama Ku Yidhi Anigoo Subeer Awal Ah Isiiya Codka, Haddana Habar-Yoonis Ayaa Ka Daba Tagtay Oo Tidhi Hadaanu Nahay Habar-Yoonis Na Siiya Codka, Anna Waxan Idin Leeyahay Hadaan Ahay Faysal Cali Waraabe Codka I Siiyaa, Anigu Walaalayaal Waaniga Dalkii Mideeyay, Waaniga