DAAWO SAWIRADA:Bahwaynta Garabka Haweenka Xisbiga Xisbiga Waddani oo xaflad Si Heerse ah loo soo Agaasimay Ku Soo Dhaweeyay Amina Yusuf Xirsi iyo Kaltuun Jamac Bile oo Ka Soo Wareegay Xisbiga Kulmiye .

Xafladan Aya Waxa Ka Hadlay Gudomiyaha Garabka Haweenka Rooda Oo Halkaasi Hadal Soo Dhawayn iyo isugu jira Farxada ay u qaban in ay ku so biran labada Haween amina iyo Kaltuun oo aha Balihii Uu Xisbiga Kulmiye ku duuli jiray Imikana Noqday Baalaha Waddani Xafladan iyo siday u Dhacay La Soco Daawashadeeda dhawaan warbixin ku saabsan xaflada oo dhameystiran.