Daawo-Shirgudoonka Golaha Guurtida Iyo Wakiilada Oo Kulan Xasaasi Ah La Yeeshay Kominshanka Doorashooyinka.

Hargeisa(GNN):-Shir gudoonka golayaasha wakiilada iyo Guurtida ayaa waxaa ay maanta la yeesheen

kulan xasaasi ah guddida doorashooyinka Somaliland .

Kulankan ayaa waxaa ay ka xog wareysteen qaabka ay kominshanka doorashooyinku u wadaan hawlaha doorashooyinka ee dhawaan la filaayo in ay dalka ka dhacaan

 Sidoo kale kominshanka doorashooyinka ayaa waxaa ay saddex xisbi qaran ugu baaqeen in magacyada Musharaxiinta madaxweyne iyo ku xigeenadooda ku soo gudbiyaan 45 cisho ka hor maalinta doorashada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan