Daawo-Wakiilka Komishanka Doorashooyinka U Qaabilsan Kulmiye Oo Jawaab Ka Bixiyey Shir Xisbiyada Mucaaradku Ka Dareereen.

Halkan Hoose Ka Daawo-Masuulka xisbiga KULMIYE u qaabilsan Komishanka Doorashooyinka Md. Muxumed Aw Cabdi oo jawaab ka bixiyey eedaymo labada xisbi mucaarad ee WADDANI iyo UCID kaga baxeen shir lagu falanqaynayey xeerka Anshaxa Warbaahinta ee xilliga doorashada, waxaannu dhaliilo huwiyey xisbiga WADDANI.