Daawo :- Wasiirka Howlaha Guud Ee Somaliland Oo Dalka Ku Soo Noqday Kana Hadlay Arrimo Badan Iyo Waxyaabahii Uu La Kulmay.

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud ee Somaliland Cali Mareexaan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu safar qaatay Toban Maalmood ugu maqnaa waddanka Turkiga,

Halkan Hoose ka Daawo:-