Daawo-Xubno Wasiiro Ah Oo Ku Sugan Gobolka Sool iyo Maamulka Degmada Oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Deegaankaasi.

Sool(GNN):-Daawo-Xubno Wasiiro Ah Oo Ku Sugan Gobolka Sool iyo Maamulka Degmada Oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Deegaankaasi,Dabley hubaysan ayaa deegaanka Gumbur Cagaare oo ka tirsan gobolka Sool waxay ku dileen saddex qof oo shacab ah,waxaana dhacdadaasi dilka ah si adag uga hadlay wasiiro ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo iyo maamulka gobolka Sool.