Halkan Ka Daawo- “Tobankii Sanno Ee Aan Kulmiye Ku Jiray Waxa Igaga Dhib-badnaa 4Tii Sano Ee Waddani Ku Jiray”.Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble.

Hargeisa(GNN):-“Xisbiga Waddani Waxa Galay Oo Ku Soo Biiray Dad Aan Nasteex U Ahayn, iyo Dad Makas Ah Oo Waxoodu Caadifad Tahay Oo Aan Siyaasad dheer Bisli lahayn, Cirrona Waxaad Moodaa Inaanu Kii Ahayn Kaan Shalayto Aqaanay”………. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Weedhihii ugu Adkaa Ku Ganay Xisbiga Waddani Shaaciyeyna Inuu Maanta Ka Baxay Xisbigaasi.