DAAWO:Xubno Ka Tirsanaa Xisbiga UCID Oo Shaaca Ka Qaaday Inay iska Casileen Xilkii Ay Ka Hayeen Xisbigaasi

Halkan Ka Daawo Masuuliyiin ka tirsanaa xisbiga UCID ayaa shaaca ka qaaday inay iska casileen xilkii iyo xubinimadii ay ka hayeen xisbiga UCID.