Mudane Maxamuud Aw Ciise Maxamuud oo loo magacaabay Xoghayaha Xidhiidhka Laamaha Wadani ee UK

Waxa Xafiiska Wararka ee Gabiley.net soo gaadhay Warsaxafaadeed uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee UK Mudane Maxamed Cali Maxamuud oo nuxurkiisu yahay magacaabid xil, warsaxaafadeedkaas oo dhamays tirana wuxuu u qornaa sidan.

Halkan hoose ka eeg warsaxaafadeedkii oo dhammaystiran

Magacaabis Xil Cusub (Xubin Ka Mid Ah Guddida Fulinta)

awciise awciise1