Halkan Ka Daawo-Maamulka Dugsiga Sare Ee Salaama Schools Oo Abaal Marino Qaaliya Gudoonsiiyey Ardaydii Imtixaanka Kaalmaha Hore Ka Galay.

Halkan Ka Daawo-Maamulka Dugsiga Sare Ee Salaama Schools Oo Abaal Marino Qaaliya Gudoonsiiyey Ardaydii Imtixaanka Kaalmaha Hore Ka Galay, Sidoo Kale Waxaa Xafladan Ay Qayb Ka Ahayd Sidii Loo Sagootin Lahaa Ardaydii Dhammaysatay.

Waxaana Munaasibadan Kasoo Qayb Galay Masuuliyiin Ka Kala Socoday Xisbiyada Qaranka Somaliland, Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Oo Dhammaantood Uga Mahadnaqay Maamulka Dugsiga iyo macalimiinta Dadaalka Dheeraadka Ah ee Ay galiyeen Tacabka Ardaydaasi.

sssddfgg ssdddff ddffgg