Shacabka Degmada Baki Oo Si Weyn ugu Soo Dhaweeyey Marwada Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland+Taageerada Shacabkaasi Ku Muujiyeen Xisbiga Kulmiye.

Borma(GNN):-Waftiga ay Hogaaminayso Marwada Madaxweyne Ku Xigeenka Soomliland ย Ayaan Maanta Ku Qaabileen Dadweyneha Degmada Baki Shucuur iyo Cudud Taageero Fajac iyo amakaag Leh, Waxaana Shacabka Deegaanku Si Layaab Leh Ugu hagar Baxeen Taageerada Ay u Hayaan Xisbiga Kulmiye Iyo Sida Ay U barbar Taagan yihiin Marwada Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Kormeeero kala Duwan Ku maraysa Gobolada Galbeedka Somaliland.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992